sidee loo sameeya localhost wordpress website (how to make localhost wordpress website) part one
waxaan baraneynaa waxyaabaha aasaaska/bilaawga u eh dhisida website free ah.
markaa sameyneysid wordpress website waxaa u baahan tahay 3 sheey
1: Domain Name
2: Hosting
3: Install wordpress
4: Create website
Domain name
Domain name: waa magaca website. waxaa loo qeybiyaa domain name 2
1: international: waa kuwa caanka ee badanaa dadka yaqaanan sida (.com .net .org )
2: local: waxaa looga talagalay sida hal wadan ( .so macanaheeda soomaaliya wadanka gudihiisa loo isticmaalaa)
domain name waa la gadaa lacagtiisa ma badno ugu yaraan $13/year waye
domain name la'aantiis dadka maku soo radin karaan marka waa inaa domain name gadataa
Hosting
Hosting: waa meesha/server lagu keydiyo/store xogta website sida (files, images code,informations, logo, iyo wax walba aad websites ka dhex arki karaysid)
Hosting waxaa loo qeybiyaa qeybo badan hada 3 qeyb ka qaadaneenaa
1: dedicated hosting: waa kan ugu qaalisasan wuu weyn yhy wuxuuna lee yahay high traffic web sites wuxuu isticmaalaa software uqaas/special ah. ma istaagayo hadii 50k oo qof ay hal mar wada galaan xitaa nonstop wye ma istaagayo mana adkaanayo. waa mid xoog badan oona amaan eh.
waxyaabaha uu ku fiican yhy : business yada waaweyn
2:shared/virtual hosting: website wuxuu helaa domain name u gaar ah iyo servers waxa kula wadaagayo 100 websies camal. lacagtiisa wuu yar yahay xitaa waxaad la wadagi kartaa kuwa kle. wuxuu u fiican yahay small businesses iney isticmaalayan shared hosting.
localhost wordpress waa meel lagu tababarto oo lagu barto sida website loo dhiso loo design gareeyo
waxaa kaloo jiro meelo kale lagu practice gareeyo website sida loo dhiso waxaa la dhahaa 00webhost
00webhost : waa website live ama online eh aad meel kasta ka gali karto lakin ma lahan macluumaad badan.


Hore usoco abyo ani waxaa suubiyiyey website yar oo Aan ka suubiyey oowebhosting oo arts ah
ReplyDeleteWoow Amazing abyo
ReplyDeleteKeep going
Amazing sis🥰
ReplyDeleteMaasha allah asmahan maanta waxbaan kaa faaidey. Keep it up dear.😊
ReplyDelete