sidee loo sameeya localhost wordpress website (how to make localhost wordpress website) part one
waxaan baraneynaa waxyaabaha aasaaska/bilaawga u eh dhisida website free ah. markaa sameyneysid wordpress website waxaa u baahan tahay 3 sheey 1: Domain Name 2: Hosting 3: Install wordpress 4: Create website Domain name Domain name: waa magaca website. waxaa loo qeybiyaa domain name 2 1: international: waa kuwa caanka ee badanaa dadka yaqaanan sida (.com .net .org ) 2: local: waxaa looga talagalay sida hal wadan ( .so macanaheeda soomaaliya wadanka gudihiisa loo isticmaalaa) domain name waa la gadaa lacagtiisa ma badno ugu yaraan $13/year waye domain name la'aantiis dadka maku soo radin karaan marka waa inaa domain name gadataa Hosting Hosting: waa meesha/server lagu keydiyo/store xogta website sida (files, images code,informations, logo, iyo wax walba aad websites ka dhex arki karaysid) Hosting waxaa loo qeybiyaa qeybo badan hada 3 qeyb ka qaadaneenaa 1: dedicated hosting: waa kan ugu qaalisasan wuu weyn yhy wuxuuna lee ...